Muqdisho(INO)- Waxa sii xoogeystey Taagyeerida Mooshin ka dhan ah Gudoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye.
Xildhibaano ka tirsan Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa taagyeerey arintaas, waxayna Gudoonka Baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ay ku eedayeen Waxqabasho la’aan iyo bah dilaad.
Halkan Ka Daawo VIDEO
Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay.