Daawo: Mashruuca Keydka Shidaalka Ee Ugu Weyn Bariga Africa Oo Ka Socda Muqdisho

0
254

Muqdisho(INO)-Waxaa gebo gebo ku dhow dhismaha mashuuraca labaad ee keydka shidaalka ee ugu weyn bariga qaaradda Afrika, oo laga hir-gelinayo magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Mashruucan, oo dhismihiisu socdo muddo saddex sano ah, ayaa waxaa maal-gelinaya ganacsato reer Muqdisho ah, waana astaan kale oo ku tusyesa horumarka ka socda Muqdisho.

Keydkan shidaal ayaa yeelan doono deked u gaar ah oo ay kusoo xirtaan maraakiibta shidaalka sida.

keyd 1

keyd 2keyd 3keyd 4keyd 5

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here