Daawo: Markii ugu horeysay oo Doodii Fagaaraha lagu qabtay magaalada Muqdisho

0
202


Dood-Kulul
Fagaaraha oo ah barnaamij doodeed inta badan dalka dibadiisa lagu qabto ayaa markii ugu horeysay waxaa lagu qabtey magaalada Muqdisho.
Dooda ka dhacday gudaha dalka waxay dhex martey wasiirka cadaalada iyo federaalka Faarax Cabdiqaadir, xildhibaan cabdi Xoosh, siyaasiga Yuusuf Garaad Cumar Axmed, Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibada ee DKMG Ismaaciil Hurre Buubaa iyo Madeer oo ka mid ah qurbojoogta gobolka Minnesota oo isaga safar ku jooga magaalada Muqdisho.

Idale News Online