Daawo: Maleeshiyaadka Jabhada ONLF Oo Soo Buux Dhaafiyey Degmada Ceelberde

0
334

Ceelberde(INO)- Saraakiisha  Jabahadda Wadaniga Xureynta Ogedenia (ONLF) oo itoobiya ka dagaalami jirtey oo hadda ku sugan Degmada Ceelbarde Ee Gobolka Bakool  ayaa halkaasi kawada abaabul dagaal ka dhan ah Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Saraakiisha iyo Maleeshiyada ayaa wada qorsho ay kula dagaalamayaan ciidamada taabacsan Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya  oo jooga Degmooyinka kamid ah Gobolka Bakool.

Saraakiishaani oo hadda ku sugan Demada Ceelbarde ayaa waxaa laga ka xeeyay magaalada Kismaayo iyo Gobolka Wardheere Ee Dowlada Degaaanada Soomaalida Itoobiya  si ay ula shaqeeyaan maleeshiyaadka Bakool Sare State.

Maamulka Bakool Bakool Sare ayaa waxaa ku mideysan Beesha Ogadenia oo ka gadooday madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Somalia Shariif Xassan Sheekh Aadan.

Ugu dambeyntii, Qoshaha ugu weyn ee loo uruurinaayo maleeshiyaadka ku sugan Demada Ceelbarde ayaa ah inay la dagaalamaan ciidamada Difaaca Ee Daraawiishta Dowlada Koonfur Galbeed  Soomaaliya ee Jooga Degmooyinka Gobolka Bakool.

Halkan Ka Daawo

Ogaadeen 1

Ogaadeen 2

Idale News Online, Ceelberde

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here