Baydhabo (INO) – Madaxweynaha Dowada Koonfur Galbeed Soomaaliya Sharif Xasan sheikh Aadan iyo wefdi uu hogaaminaayo ayaa Maanta soo gaarey Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay, isagoona Magaalada Muqdisho ugu soo qiib galey Shirkada Madashada wadatashiga Qaran.
Waxana Garoonka diyaradaha Dr. Shaati Ee Baydhabo ku soo dhweeyey mas’uuliyin ka tirsan KGS iyo bulshada Qeebaheeda kala duwan.
Ka dib waxa lo soo galbiyeey aqalka Madaxtooyada Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaana uu ka qeyb galey xaflada Sanadka Cusub Dowlada Itoobiya Isagoona mahadnag balaaran u soo jeediyey Ciidanka Itoobiya Ee Qiibta Ka ah Howlgalka Midowga Afrika Ee Soomaaliya Ee AMISOM waxana goobtaas Uga jeediyey Khudbad dhinacyo badan tabanaysay
Ugu dambeyntii, xaflada waxaa kale ka soo qiib Galey mas’uliyiin ka socoda Xafiiska Siyaasada QM Ee Soomaaliya Ee UNSOM.
Halkan Ka Daawo