Daawo: Madaxweyne Shariif Xasan oo sheegay in hormar laga gaaray dagaalada Shabeelaha hoose

0
206

Baydhabo(INO)-Madax weynaha mamulka Koonfur galbeed Soomaaliya Shariif Xasan sheikh Aadan oo lahadlay warbahinta ayaa sheegay in xal laga gaaray dagaal beleedyadii ku soo lalaabtay gobolka shabelaha hoose. 

Shariif xasan
Shariif xasan sh. Aadan waxa uu sheegay in mamulkiisa uu ku guleystay sidii loo xalin lahaa dagaalada ka dhacayay gobolka shabeelaha hoose oo u dhaxeeyay maleeshiyaad isku haysta hab maamulka gobolka shabelaha hoose.

Halkan Ka Daawo Video.

Madax weyne Shariif Xasan oo ku sugnaa Magalada Muqdisho aya waday wadahadalo uu ku qancinayay dhinacaydii ku dagaalamayay Shabeelaha hoose inay joojiyaan colaada ka oogan gobolka wadahalna lagu badalo.

Gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxaa ka dhacay dagaal beeleedyo sababay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. 

Idale News Online, Baydhabo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here