Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntiland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas oo maanta soo gaaray Magalaada Muqdisho ayaa horey Garawe uga soo kaxeestay Ciidamo gaar ah oo suga amaankiisa.
Diyaarada gaarka ah ee waday Cabdi Wali Gaas ayaa waxaa la socday Ciidamo si gaar ah utababar oo katirsan kuwa Puntiland kuwaa oo si gaar ah ula soconaya amaanka Madaxweynaha Puntiland inta uu Magaalada Muqdisho joogo.
Idale news Online.