Daawo: Madaxweynaha Zimbabwe “ma Doonayo inaan Qof Cadaan ah Arko, ee Wejigiina iga qariya”

0
208

Pretoria ﴾INO﴿ Madaxweynaha Zimbabwe Robert Mugabe oo booqasho taariikhi ah ku maraya dalka Konfurta Afrika, ayaa wakhti uu booqday Mad xafka xasuuqa ardaydii Madowga ahaa ee xaafada Soweta lagu gumaaday wakhtigii midab takoorka, ku xanaaqay warfidiyeeno cadaan ah.

daawo-madaxwaynaha

Mugabe ayaa suxufiyiintan ka dalbaday in ay wajigooda ka qariyaan, waxaanu ku yidhi, ma doonayo inaan qof cadaan ah arko ee ina kala kaxeeya.

Halkan Daawo.


Idale News Online, Pretoria

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here