Baydhabo(INO)- Madaxweynaha koonfur galbeed Sharif Xasan Sheekh Aadan iyo wasiirka Wasaaradda Amniga ayaa maanta kor meeray qaybo kamid ah xaruumaha dowlada ee burbursa oo ay kamid tahay xaruntii maxkamada Gobolka Bay.
Kadib markii Dhawaan Baarlamanka KG uu ansaxiyey Gudiga Adeega garsoorka Baarlamanka ayaa waxaa Maanta Xaruuntii hore ee Maxakamada Gobolka Bay kormeeray Madaxweynaha KG ee soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan oo uu Weheliyey wasiirka Amniga KG C/fataax Maxamed Ibraahim geesay.
Dhismaha Maxakamada ayaa waxaa kamuuqadey Burbur Nadaafadaro Maadaama dhoor iyo labaatankii sano ee la soodhaafey anay shaqey islamarkaasina helin wax dayacatir ah.
Madahaweynaha iyo Wasiirka Amniga ayaa mid mid u kormeeray Qaybaha Dhismaha Maxakamada ay ka koobantahay ,madaama dawladu ay wado qorshe dib udhis looga sameynaayo xaruumii dawlada oo badankooda kamuuqata Burbur xoogan iyo daryeel la’an
Wasiirka abniga Cabdi fataax Geesey oo saxaafada lahadlaayey ayaa ka warbixiyey ujeedada kormeerkooda wuxuuna sheegay in madaxweynaha uu amray in shimaheeda labilaaabo xaruunta maxkamada gobolka
Ugu dambeyntii, Kormeerka Madaxweynaha koonfur Galbeed Soomaaliya uu kormeeray xaruuntii maxkamada gobolka ayaa kusoo aadaya xili dhawaan baarlamaanka KG uu ansixiyey Gudiga garsoorka.
Halkan Ka Daawo.
Wariye Abshir Nuur ( Mandella), Idale News Online, Baydhabo