Daawo: Madaxweynaha KGS Oo Maanta Kormeerey Xarunta Cusub Ee Madaxtooyada iyo Hoolka BKGS

0
257

Baydhabo(INO)- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariff Xasan Sheekh Aden ayaa Maanta kormeer shaqo ku tagey Xarunta Cusub Ee Madaxtooyada iyo Hoolka Xildhibaanada Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo hadda dhismahooda gebogebo ah.

Madaxweynaha Ayaa waxa Kormeerka Ku Wehelinayey Qaar ka mid ah Gollahiisa Wasiiradda,Xildhibaano iyo Saraakiisha Ciidadamda Nabad Ilaalinta Midowga Afrika Ee Soomaaliy AMISOM iyo Kuwa KGS.

Madaxweyne Shariif Xasan ayaa mid mid u galey qolalka iyo Hoolka Cusub Ee Baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaana u Mahaceliyey Hay’adaha ka qiib Qaadanaya dhismaha Madaxtooyada KGS.

Ugu dambeyntii Dowlada Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa Sanadkan Dooneysa inay si dhab ah u howlgaliso Shaqooyinka Wasaaradaha iyo Baarlamanka Baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaliiya.

Halkan Ka Daawo Sawiradda

Xafiiska Warqabadka 

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here