Daawo: Madaxweynaha KGS Oo Maanta Dhagex Dhigey Xafiisyo Ay Ku Shaqeyn Doonto Wasaarada Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga KGS

0
300

Baydhabo(INO)- Madxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaalya  Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Maanta dhagax dhigay xafiisyo ay kushaqayndoonto wasaarada qorshaynta  iyo Iskaashiga Caalamiga Ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.

https://scontent-frt3-1.xx.fbcdn.net/hphotos-xpt1/v/t1.0-9/

Munaasabada dhagaxdhiga ayaa waxaa ugu horenkahadlay wasiirka wasaarada qorshaynta Koonfur Galbeed Soomaaliya C/naasir Caruush isagoona kawarbixiyey xafiisyadan wasaarada loosamaynayo iyo cida maal gelinaysay.

Maadaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aden ayaa dhankiisa dhagex dhigan kutilmaamay hormaro ay samaynayso dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Halkan Ka Daawo

https://fbcdn-sphotos-g-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xla1/v/t1.0-9/

https://fbcdn-sphotos-a-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xpa1/v/t1.0-9/https://scontent-frt3-1.xx.fbcdn.net/hphotos-xpa1/v/t1.0-9/

https://fbcdn-sphotos-d-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xal1/v/t1.0-9/

https://scontent-frt3-1.xx.fbcdn.net/hphotos-xpf1/v/t1.0-9/

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here