Daawo: Madaxweynaha KGS Oo Baydhabo Kaga Qiib Galey Kullan Lagu Wacyi-galinayey Bulshada Baydhabo

0
208

Baydhabo(INO)- Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan Ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta Waxa uu  ugu qiib galey Xaflada Si weyn Loo soo Agaasimey isla markaana Qiib Weyn ay Ka Qaateen isku dabaridkeeda Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyi-galinta Bulshada Ee KGS iyo Hay’ada  SBLO.

Kullankaas waxa uu ahaa mid Dadweynaha Lagu wacy-galinayey La Shaqeeynta Laamaha Dowlada KGS iyo Amaanka.

Waxa kullankaas Lagu soo bandhigey Ciyaaro kala gedisan isla markaaana Madaxweynaha waxa uu Bulshada Kula dardarmey ilaalinta Xasiloonida, Taagyeerida Geeda Socodka Nabadda Somalia iyo Dhowrista Nabada KGS.

Halkan Ka Daawo VIDEO


02030405