Daawo: Maamulka Jubba Oo Dhul Ku Wareejiyey Dowladda Taliyaaniga

0
244

Kismaayo(INO)- Waxaa magaalada Kismaayo si diiran loogu soo dhaweeyay wafdi ka socday hay’ad lagu magacaabo Jeebu oo ka dhisan dalka Talyaaniga, taasoo ka shaqeeysa arimaha waxbarashada.

Hay’adda ayaa ballanqaaday in ay Kismaayo ka hirgelin doonto barnaamij horumarineed, oo ay qeyb ka tahay dhanka waxbarashada.

Halkan Ka Daawo.

IMG_3340IMG_3399IMG_3407IMG_3424IMG_3426IMG_3434IMG_3435IMG_3438IMG_3439IMG_3446IMG_3452IMG_3453IMG_3454IMG_34051Idale News Online,Kismaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here