Daawo: Maamulka Gobolka,Kan Degmada Baydhabo iyo Shacabka Oo Si Diiran U Soo Dhaweeyey RW Cusub

0
225
Baydhabo(INO)- Halkan ka daawo Maamulka Gobalka Bay Kan Degmada Baydhabo iyo Shacabka Magaalada oo si diiran U soo dhaweeyey Ra’iisul wasaaraha cusub ee soomaaliya oo Dhawaan soo magacaabey Madahaweynaha Jamuuriyada Soomaaliya Mudane maxamed C/laahi Farmaajo.