Daawo: Maamulka Degmada Baydhabo Oo Soo Gebo Gabeeyey Mashruucyadii Horumarineed Ee Ka Socoday Baydhabo

0
546

Baydhabo(INO)- Munaasabad uu soo qaban qaabiyey Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo lagu soo bandhigaey waxyaabihii laga qabtay goobaha Adeegyada Bulshada ayaa lagu qabtay maanta Magaaalada Baydhabo.

Mashaariic kala duwan ayaa laga fuliyey degmooyinka Baidaoa, Wajid, Burhakaba iyo Wanlawayn oo hoos imaada Dwlada oonfurgalbeed kuwaas oo isugu jira xarumaha maamulada, xarumaha wacyigelnta bulshada, nalalka cadceeda ku shaqeeya, suuqyo iyo dhismaha wadooyinka waxaana munaasabada kasoo qaybgalay wasiiro, xildhibaanada, odayaasha dhaqanka ,aqoonyahadana,haweenka,culmaaudiinka iyo masuuliyiinta maamulka gobola baay iyo kan degmada baydhabo ayadoo halkaana looga mahadceliyey Dowlada koonfurgalbeed waxqabadkooda iyo hay’adihii ka taagyeeray Marka loo ego waxqabadka Dowlada koonfurgalbeed waa mid xawli kusocda oo shacabku aad usoo jiitay Malaaq Ali bare ayaa wuxuu aad ugu dheeraaday waxqabadka Dowlada Koonfurgalbeed ee soomaaliya asagoo dadka ka codsday in ay lashaqeeyaan dowlada.

Halkan Ka Daawo

010203040506

Wariye Abshir Maxamed Nuur Mandella, Warbaahinta Idale News Online, Baydhabo