Daawo: Lamaanihii isku aroosay 1 dollar kaliya oo loo dhigay xaflad $35 kun ku baxday

0
200
Nairobi(INO)- Lamaane Kenyan ah oo arooskoodii ku baxay lacag dhan hal dollar kaliya ayaa mar kale waxaa loo dhigay xaflad qaali ah oo adduun lacag dhan $35 kun ay ku baxday, kadib markii muwaadiniin reer Kenya ah ay soo abaabuleen lacagtaasi, waxaana la siiyay hadiyado qaali ah sida beer ay ku noolaadaan iyo waxyaabo kale.