Daawo: Kullan Looga Hadlaayey Xaqiijinata Qoondada Haweenka Ee 30% Oo Ka Dhacey Baydhabo

0
207

Baydhabo(INO)- Kullan balaaran oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada haweenka iyo Xaquuqul Insaanka Ee Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Isla markaana laguna xaqiijinayay qoondada haweenka Soomaaliya  ee % 30 ayaa lagu qabtay Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.

Halkan Ka Daawo VIDEO

Waxaa ka soo qayb galay Wasiiro, Xildhibaano Ka Tirsan BFS, Xubno Cusub oo dhawaan ku guuleystay Aqalka Sare Ee KGS  Wasiiradii hore caafimaadka Soomaaliya Drs. Xaawo Xasan Maxamed Ex. wasiir Amino Mursal, senotor Zam Zam ibraahim Iyo Haween kale.

Halkan Ka Daaawo Sawiro
00010203040506080709101112