Daawo: Kullan Looga Hadlaayey Isdhexgalka Bulshada iyo Adkeynta Amaanka Gobolka Bay Oo Ka Dhacey Baydhabo

0
232

Baydhabo(INO)- Kullan Ballaaran oo looga  hadlaayey Is dhexgalka Bulshada iyo Xaqiinjinta Amaanka Ee Gobolka Bay, ayaa ka dhacey Gudaha Degmada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.

Kulllanka waxa Ka Qiibgaley Maamulka Gobolka Bay iyo Kan Degmad Baydhabo, Xildhibaano iyo  Gudoomiyaha Arimaha Bulshada Ciidamda Nabad ilaalinta Midowga Afrika Ee Secterka 3aada Col. Fasaha iyo Weliba Sarkiisha Ciidanka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Ujeeda Kullana ayaa lagu sheegey isdhexgalka Bulshada Iyo Adkeynta Amaanka Guud ee Gobolka Bay.

Halkan Ka Daawo

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here