Kulan laga cambaareynayo, tacadiyada loo geysanayo soomaalida qoxootiga ku ah dalka kenya ayaa ka dhacey dalka mareykan, waxana ka soo qiib galey qiibah kala gedisan ee bulshada , sidoo kale dowlada kenya waxa la codsadey inay dhowrto xuquuqda umadda soomaaliyeed ee dalkeed u soo maciibadey nabad.