Television laga leeyahay dalka Kenya laguna magacaabo KTN ayaa dhowaan booqasho ku tagey magaalo xeebeedka gobolka Jubbada Hoose ee Kismaayo halkaasoo doorasho muran iyo khilaaf ka dhex abuurtey dadka deegaanka Gobolada Jubooyinka iyo Gedo dhalisey, KTN ayaa warbixin ka sameeyey booqashadoodii ay dhowaan ku tageen magaalada Kismaayo.
Home Idale Somali News Update Daawo: KTN oo ah Televisionka laga Leeyahay dalka Kenya oo gaarey Kismaay...