Xudu(INO)- Xaflad Abaalmarino lugu guddoonsiiyey kooxooyin iyo shaqsiyaad mutaystay ayaa maanta lagu qabtay Magaalda Xuddur ee Xarunta Gobolka Bakool.
Waxaana ka soo qeyb galay Wasiiro ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Maamulka Gobolka Bakool, Hay’ada DDG oo iyadu daadihinaysay barnaamijka Bahda Sportiga iyo Ururada Bulshada Rayidka qeybahooda kaladuwan.
Wax yaabihii lasoo bandhigey waxa ka mid ahaa Nasiibkaaga tijaabi oo Bulshada siweyn ay ula dhaceen waxana lasoo geliyey hadiyado qaali ah halka qaarna ay kujireen hadiyadu halkaan lagu soo bandhigi karin.
Halkan Ka Daawo Sawiro
Wariye Maxamed Xasan, Idale News Online, Xudur.