Daawo: Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Magacowdey Gudiga Abaaralaha KGS

0
208

Baydhabo(INO)- War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Ku Simaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ahna wasiirka Beeraha iyo Waraabka Maxamed Xasan fiqi ayaa lagu sheegey in lagu Magacaabay Guddi heer wasiir ah oo ka sheqeeya Samatabixinta iyo gurmadka Abaarah ku quftay Deegannada Dowlad Goboleedka Soomaaliya, kaas oo ka kooban 12 Wasaarad.

Halkan Ka Daawo
Guddigaan ayaa waxaa guddoomiye u ah Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Iyo Dhirta Ee Koonfur Galbeed Soomaaliye Mudane Madoobe Nuunow Maxamed  Halka ay xubno ka yihiin Illaa 12 Wasaaraaradood.

Halkan Ka Aqriso