Daawo: Koonfur Galbeed oo Danyar ku dhaqan Degmada Baraawe gargaar ugu qiibisay.

0
204

Baraawe(INO)- Xaalada Dadka Macaluusha Ku Haysato Magaalada Barawe ee gobolka Shabellaha Hoose Ayaa Ah xaalad bini’aadanimo oo aad u liidata.

Arrintan ayaa ka dhalatay Beerihi Oo Abarsaday Sanadkan Iyo Kii Ka Horeeyey.

Qaar ka mid ah dadka ku nool magaalada Barawe Oo la ildaran gaajo iyadoo meelaha qaarna macluul laga Ay Ka jirto Sida Hada Idin Ka Muuqato Sawiradan Aan Maanta Ka Soo Qaaday Goob Gargaar Loogu Qeybinayay.

Halkan Ka DAAWO VIDEO

Maxamed Aden Socodaal
Idale News Online, Baraawe