Baydhabo(INO)-Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay, waxaa ku soo badanaya, goobo Waxbarasho Diini ah iyo Culuumta Kale ee Sayniska Lagu Barto.
Jamciyada Daarul Culuum ee Taha Baidoa, ayaa wada Dardar Galinta Waxbarista Caruuta Baydhabo kuwa aan aboodin Qarashaadka Dugsiga ,ayadoona Kafaala Qaadey Tiro Caruur ah.
Caruurtan ayaa waxa La Baraa, Qur’aanka Kariim, Tarbiyada islaamka iyo Maadooyinka kale oo la xariira Diinta Islamaanka.
Halkan Ka Daawo Video ardeyda Taha Baydhabo Oo Qaadayo Nashiido Af-May Ah.
Halkan Ka Daawo Sawirada
Idale News Online, Baydhabo