Daawo: Jaaliyada Koonfur Galbeed Soomaaliya Ee London Oo Baroor Diiq U Sameeysey Dadkii Noolasha Lagu Gubey Ee G/Sh/Hoose

0
551

London(INO)- Jaaliyada Koonfur Galbeed Soomaaliye  Ee Magaalada London ayaa Baroor diiq u sameeysey dadkii noolasha lagu gubey Degaan hoostaga Degmada Marka Ee  Xarunta Gobolka Shabellaha Hoose.

Jaaliyada ayaa waxay cambaaraysey falkii lagu gubey  halkaas Qoys , sidoo kalena waxay arintan dusha ugu tuureen Madaxweynaha Dowlada Federalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Waxayna Sheegeen inay dacwad ay u gudbiyeen Madaxda Dambiyaa Aduunka Ee ICC iyo weliba Baarlamanka Wadanka UK.

Halkan Ka Daawo

Idale News Online, London