Daawo: Jaaliyada KGS Oo Xaflad Dhaqaale Looga Aruurinaayo Radio iyo TV-ga KGS Ku Qabtey Nairobi

0
270

Nairobi(INO)- Jaaliyada konfur galbeed soomaaliya ee magaalada nirobi ayaa xaflad soo dhoweyn iyo dhaqaalo aruurin dhismaha Radio iyo TV-ga koonfur galbeed soomaaliya ay warfaafinta iyo wacyigelinta bulshada koonfur Galbeed soomaaliya .

Xaflada waxaa Ka qiib Galey Wasiirka Warfaafintak KGS Ugaas Xasan Cabdi Maxamed, Xildhibaano ka tirsan Dowlada Soomaaliya, Wasiiru dowladaha Wasaaradaha warfaafinta Dowlada Dhexe.

Halkan Ka Daawo

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here