Port elizabeth(INO)- Jaaliyada Koonfur Galbeed Soomaaliya Ee Dalka Koonfur Afrika gaar ahaan tan Magaalada Port elizabeth ayaa Xafad Qurux badan oo Soo Dhaweyn ah u Sameeysey Wasiirka Warfaafinta Iyo Wacyi-galinta Bulshadda Koonfur Galbeed Soomaaliya Ugaas Xasan Cabdi Maxamed.
Xafladan Waxa ka Soo qiib Galey Qiibaha Kala Gedisan Ee Bulshada KG Soomaliya iyo Bulshada Soomaaliyeed Ee Magaalada Port elizabeth,Waxna Halkaas laga Jeediyey Khudbado.
Wasiirka Warfaaafinta KG Soomaaliya ayaa Jaaliyadda KGS Ee Port elizabeth ugu horeyn u mahadceliyey Jaaliyadda KGS Ee Dalka Koonfur Afrika, isagoona Kala Hadley Sidi ay ugu qiib qaadan lahaayeen Dhismaha Radio iyo Tv-ga Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Sidoo kale Wasiirka ayaa la filaya inu la kulmo Madaxda Wasaaradda Warfaafinta Dowlada Koonfur Afrika.
Halkan Ka Daawo
Idale News Online, Port elizabeth