Daawo: Jaaliyada KGS Ee Dalka Uganda Oo Xaflad Soo Dhaweyn Ah U Sameysey Wasiirka Warfaafinta KGS

0
242

Kampla(INO)- Munaasabad ay soo qaban qaabiyeen Qeybaha kala duwan ee Jaaliyada koonfur Galbeed ee ku dhaqan Magaalada Kampala Ee Dalka Uganda ayaa waxa ay isugu jirtay soo dhaweynta Wasiirka War faafinta iyo wacyi-galinta Bulshada Ee Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Ugaas Xasan Cabdi Maxamed iyo dhaqaallee aruurinta TV iyo idaacad ay Yeelaneyso Dowlada KGS.

Halkan Ka Daawo.

Idale News Online, Kampla

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here