Daawo: Isbitaalka Degmada Baydhabo Oo Maanta La Gaarsiyey Joodariyaal

0
366

Baydhabo(INO)- Waxa Maanta Isbitaalka Weyn Ee Degmada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay la gaarsiyey Joodarooyin, kuwaasoo ka timid  Gollaha ” South West Congress ” isla markaana waxa loo Soo Wakiishey Gollaha Aqoonayahanada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Prof. Fowzi Cabdinuur ayaa Sheegey in joodariyashan ay soo dhiibeen Jaaliyadaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, ka dib markii ay arkeen Baahida ka jirta Isbitaalka iyo Dhaawacyadda yaalla.

Agaasimaha Guud ee isbitaalka Baydhabo C/fataax Ibrahim Haashi, ayaa u mahadceliyey Jaaliyaha Koonfur Galbeed Soomaaliya isla markaana waxa uu  bogaadiyey in mar weliba ay is garab taagaan Bulshada.

Halkan Ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here