Baydhabo(INO)- Fanaaniinta Kooxda Gobolada Koonfur Galbeed Soomaliya oo Horkacayaan, Maxamed Axmed Qoomaal, Xasan Huburow, Muxidiin Lama lamadaarashooda iyo Kuwo kale oo badan ayaa u qaadeen KG Soomaaliya Hees Cusub oo Jariirac ah taasoo soo jiideyso Qafkii dhageyso isla markaana Lagu amaanayao Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Halkan Ka Daawo
Idale News Online, Baydhabo