Baydhabo(INO) Xaaladda Nololeed ee Barakacayaasha Baydhabo Ee Xarunta Bay ayaa aad u liito isla markaana waxa maaanta booqasho ku tagey Xerooyinkaas Gudoomiyaha arimaha bulshada Degmada Baydhabo Mukhtaar Cabdi Sharma’arke (Garas), isagoona Baaq U direy hay’adaha Samafalka iyo Qurbo joogta Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Halkan Ka Daawo
Idale News Online, Baydhabo