Daawo: Golllaha Wasiirada KGS Oo Ansaxiyey Miisaaniyada Dowlada Ee 4-ta Bilood Ee Soo Socota

0
220

Baydhao(INO)- Kullan Maanta ay yeesheen Gollaha WasiIrada Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa uu ka Dhacay Xafiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Waxaa shir Gadominayay Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Sharif Xasan sheekh Aaden.

Kulankaas ayaa waxaa looga Hadley arimo fara badan oo ay ka mid yihiin Amaanka Degaanada Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya, Isla markaana  gollaha WasIirada waxay  ansaxiyeen misaaniyada afarta bilood Ee Soo socota Ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Wasiirka Warfaafinta Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Ugaas Xasan Cabdi Maxamed ayaa kullan Ka dib la hadley Warbaahint Ayaa Faah Faahiyey Nuxurka Ujeeda Kullanka Gollaha Wasiiradda Ee Maanta.

” Kullanka Gollaha Wasiirada Ee Maanta waxa looga hadley Amaanka guud Ee Koonfur Galbeed Soomaaliy, Amaan iyo Bogaadin Loo jeediyey Ciidamaa Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Shaley  Dagaal la Gagley Al-shabaab,Waxayna ansaxiyeen Miisaayinada Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ee 4ta Bilood ee Soo Socota, oo Soo gudbisay Wasaaradda Maaliyada oo dhan $4, 328,88 USD waxaana Loo Gudbi Doonaa Baarlamanka KGS” ayuu Yiri Ugaas Xasan Cabdi Maxamed.

 

0102030405060708

 

 

Sawir Qaade: Cabdi Risaaq Aaden Cabdi