Muqdisho(INO)- Waxaa Shaley Galinkii dambe Ee Magaalada Muqdisho ka dhacey shirkii 14aad Ee Midowga ardeyda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Shirkaas oo looga hadley Arimo badan oo ku saabsan Danaha Ardeyda Degaanada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Halkan Ka Daawo.
Idale News Online, Muqdisho