Baydhabo(INO)- In kabada 300 caruur agoon ah oo kujirta xarunta agoonta Al xuneyn ayaa ciida awgeen waaxaa loogu deeqay dhar ay ku ciidaan.
Jaaliyada soomaaliyeed ee Gollaha badbaadada Koonfur Galbeed ee kunool dalka Sweden ayaa deeq dhar ah oo ugu talagashay maalmaha ciida waxay soo gaar siisay caruurta agoonta ee ku jira xarunta Al xuneyn ee magaalada Baydhabo sidoo kale Jaaliyadu waxay xaruunta dhimirka ay gaarsiiyeen deeq cuno.
Markii caruurtan looq aybiyey dharka ayaa waxaa halkaasi kahadlay oo mahadcelin soojeediyey maamulha xarunta agoonta Ibrahim Xuseen Buube iyo Idiris Abdi Taktar wakiilka Jaaaliyada Koonfur galbeed Sweden.
____________
Wariye Abshir Maxamed Nuur
Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay.