waxaa hada la is ku heystaa Guri ku yaala Magaaladda Muqdisho oo u dhow Garoonka diyaaradaha Muqdisho ,kaasi oo la sheegay in ay la heyd Gabar Soomaaliyeed oo lagu Magacaabo Ifraax Shiikh C/laahi oo ilmo u dhashay nin Talyaani ah.
Ifarax iyo Qaraabadeeda oo ay wada socdaan, ayaa waxaa ay tageen Magaaladda Muqdisho si ay u soo ceshtaan Hantidoodii waxaana ay la kulmeen Caqabado kala duwan waxaana hada ay Ifraax iyo Qaraabadeeda ay sheegayaan in guriga uu hada uu sheeganaayo General Gaafoow oo uu leeyahay Guriga anaga ayaa is kaleh
Idale News Online