Film cusub oo ay soo bandhigeen majaajistayaal ka soo jeeda Somaliland ayaa tilmaamaaya sida qabyaalada u burburisey noloshada dadka Soomaaliyeed iyo horumarka guud ee dalka.
Nala Daawo Filim _kaan oo ay jiliyaan dhalinyaro Soomaaliyeed oo nolosha qabyaalada iyo saameynteeda ka sheekeynaaya
