Hargeisa (INO) Gudoomiyaha xisbiga mucaaradkaee UCID Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay heshiis ay Garoowe ku gaareen Maamulka Puntland iyo Dawlada faderaalka ayaa ku sheegay inuu yahay mid lugu doonayo in lugu weerarro maamulka Somaliland.
Waxuu sheegay heshiiska inuu ahaa mid ay gaareen labo nin oo ilma adeer ah kuwaaso u socda Soomaliland, waxuuna ugu baaqay dadka Soomaaliland inay u diyaar garooban arrimaha ku soo fooleh, Waxuu sheegay in looga bahan-yahay inay is hubayso si ay uga hortagto wax uu ku sheegay xasuuq kale,
“Arrimaha inu soo fooleh waa inan ka baxna,labada inan ee ilma adeerka ah heshiiska ay ka soo saaren Garoowe,ee moodaya Soomaalida inay ka aqli badan-yihiin aan tagtooda tusna oo yaysan Laascaanood noqon sheekada oo dhulkooda ha noqota,” ayuu yiri Faysal Cali.
Halkan Ka Daawo.
Idale News Online, Hrgeysa