Daawo: Fanaaniinta Gobolka Minnesota iyo Show_kii Habeenkii Ciida oo Wacdaro laga muujiyey

0
297

Magaalada Minneapolis ayaa show aad loo soo agaasimey waxaa uu ka dhacey hoolka Safari ee bartamaha Magaalada Minneapolis,  Fanaaniinta reer Minneapolis ayaa waxay halkaasi ku soo bandhigeen  Majaajilo, Falkaloor dance iyo weliab  heeso wadani &  jaceyl aad u xiiso badan.

minneapolisFun

Idale News Online