Daawo: Falanqeynta Xildhibaano iska soo horjeeda oo ka hadlaaya Mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul Wasaare Saacid

0
195

Xildhibaano iska soo horjeedo kuna kala aragti duwan mooshinka ka dhanka Ra’iisul Wasaare Saacid ayaa TV Somali Channel oo wareysiyo la yeeshey sheegey in dhaliilo kala duwan oo loo jeedinaayo xukuumada oo ah iney xilkeeda gudan weysey mudadii ay jirtey, halka xildhibaanada qaban fikirka kaas ka duwan ay sheegayaan in xukuumadu eedo leedahay balse xildhibaanada qaar ay dano ga ar ah leeyihiin oo aysan dhab ka aheyn dhaliilaha xukuumada Ra’iisul Wasaare Saacid loo haayo.

Idale News Muqdisho