Daawo: Dufcadii Ugu Horaysay Ee Isku Dhafka Ciidamada Xooga Dalka Oo laga Qoray Kismaayo +Dhoolatus

0
206

Kismayo (INO) Dawlada Soomaaliya ayaa Mudooyinkii ugu danbeeyay siwayn ugu howlanayd dhismaha ciidamada Qaran oo Awood badan leh, Waxaana sidoo kale jira Wadamo badan oo Dawlada Arintaasi ka taageeraya.

WASIIR-KU-XIGEEN-GAASHAAN-DHIGA

Waxaaa si rasmi ah uga bilaabmey magaalada Kismaayo dib udhiskii iyo Habeyntii ciidamada xoog dalka Soomaliyeed oo  la doonayo inay ka  howlgalaan guud ahaan  dalka somaliya.

Wasiiru dowlada gaashaandhiga ayaa  qudbad qiiro leh u jeediyey dufcadii ugu horeysaey ee ka mid noqota ciidamada Somaliya kuwaas oo laga qorey Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubada Hoose.

Halkan Ka Daawo.

 

Idale News Online, Kismaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here