Baydhbao(INO)- Waxaa xaley Madaxtooyada Dowlada Koonfur galbed Soomaaliya casho sharaf looga sameeyey Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya Gen. Maxamed Sheekh Xaamud.
Halkan Ka Daawo
Waxa ka Qiib Galey Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan, Wasiiro, Xildhibaano ka tirsan Koonfur Galbeed Soomaaliya , Saraakiisha Ciidanka iyo Weliba Taliyaha Ciidamada Booliska Koonfur Galbeed Soomaaliya Gen. Ibrahim Macalin Kutub.
Halkan Ka Daawo
Idale News Online,
Somali News Desk