Daawo: Dowlada Hoose ee magaalada Istanbul oo ka qeyb qaadaneysa Qashin uruurinta Magaalada Muqdisho

0
232

Qashin aruurin baaxad leh oo ka bilaabatey magaalada Muqdisho ayaa waxaa si rasmi ah ugu qaybqaadanaaya dowlada hoose ee magaalada Istanbul taasoo qeyb ka ah heshiiskii qorshaha manaaneynta labada magaalo ee Muqdisho iyo Istanbul oo horaantii sanadkan ay Magaalada Istanbul ku gaareen mayors labada magaalo.
Dowlada Turkiga ayaa qorshahaan ugu deeqdey, qalab aad u tiro badan iyo gaadiid kale oo dhamaantood loogu talogaley soo celinta bilicda iyo nadaafada magaalada Muqdisho.


qashinUrurinta
Idale News Online