Dood aad xiiso badan isla markaasna looga hadlaayey dhismaha xukuumada cusub ee ka kooban 55 xubnood iyo waxa ay soo kordhin karaan ayaa si aad ah loogu weeraray hogaanka sare ee dowlada gaar ahaan Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo isugu ay aqoonyahadii dooda ku eedeeyeen inuu masuul ka yahay burburka dowlada iyo in dadka Soomaaliyeed mar kale kala tago isla markaasna dib loogu noqdo isnaceybkii shacabka iyo kala qobqobkii siyaasadeed ee horseedey burburkii qarankii Soomaaliyeed.
Daawo Dood Wadaag: Maxay soo kordhin karaan Golaha Xukuumada ee tirada badan oo badidoodna yihiin xildhibaano