Magaalada Baydhabo waxaa ka jira muran siyaasadeed kaasi oo ka danbeeyay ka dib markii dowlada Soomaaliya ay aqoonsatay maamulka sadxada gobal.
Magaalada hada waxaa ka jira kacdoon ka dhan ah dowlada federaalka Soomaaliya, waxaana dhacay banaanbax lagu diidanayaa dowlada iyo beesha caalamka.
Idale News ONline