Sanca(INO)- Adoonsiga dadka Bini’aadanka ah ayaa waxaa aduunka laga mamnuucay 300 oo sano ka hor, iyadoo dalalka dunida badankood ay saxiixeen heshiiskani ayaa hadana waxaa qaybo kamid ah dalka Yemen weli ka jira dad ka soo jeeda Qaaradda Afrika oo la adoonsado kuwaas oo loogu shaqaysto sidii xoolihii oo kale, waxaana loogu yeeraa (Cabiid).
Home Idale Somali News Update Daawo: Dhaqanka adoonsiga dadka Afrikaanka ah oo weli ka jira dalka Yemen