Baydhabo(INO)- Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa maalinntii labaad Waxa looga dabaal dagaya Farxada Ciida isla markaana meelaha qaar waxa ka socoda Ciyaaro kala gedisan oo xamaasad leh isla markaana ay sameynayaan Dhalanyarada Magaalada.
Nabadda iyo Xasiloonida Ee Magaalada Baydhabo ayaa soo yar hagaageys.
Ciyaartan waxa la yirahdaa Jaari isla markaana waxa la shegey in kaliye lagu ciyaaro Degaanada koonfur Galbeed Soomaaliya.
Halkan Ka Daawo VIDEO
Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay.