Daawo + Dhageyso: Kulan Jaamacada Kismaayo ku dhexmarey Axmed Madoobe iyo Ergadii Shirka Kismaayo

0
205

Waxaa Jaamacada Kismaayo isugu yimid Madaxda Maamulka Jubaland iyo Ergadii shirka ee dooratey Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe ” Madaxweynaha,  waxay warbixin  ka dhageysteeen Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Axmed Madoobe iyo C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ka dibna Madaxda maamulka Kismaayo waxay ergada ka codsadeen in dib loo dhigo muddo 30 cisho ah iney ku soo dhameystiraan dhismaha maamulka Jubaland.


Dhageyso C/hi Sheikh Ismaaciil Fartaag: [audio:http://saadaalnews.com/wp-content/uploads/2013/06/Dhagayso-Codka-Madaxweyne-ku-Xigeenka-Jubbaland-Fartaag-by-Saadaal-.mp3]
Dhageyso Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” [audio:http://saadaalnews.com/wp-content/uploads/2013/06/Dhagayso-Codka-Madaxweyne-ku-Xigeenka-Jubbaland-Fartaag-by-Saadaal-.mp3]

Idale News ONline Kismaayo