Daawo: Degmada Baraawe Oo Lagu Soo Gebo Gabeeyey Barnaamij Ku Saabsan Isdhexgalka Bulshada

0
213

Baraawe(INO)- Halkan Daawo, Degmada Baraawe Oo Lagu Soo Gebo Gabeeyey Barnaamij Ku Saabsan Isdhexgalka Bulshada.

Xaritaanka waxa  lagu soo bandhigey Ciyaaro waxaana ka qiib galey Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose Ibrahim Najax, Gudoomiyaha Dhanka maaliyada Gobolka C/fataax Xaaji Cabdulle, Gudoomiyaha dhalanayarada G/Sh/Hoose, Gudoomiyaha Degmada Baraawe iyo Dadweyne aad u fara badan.

 Halkan Ka Daawo VIDEO