Daawo: Dastuurka Soomaliya oo dib loo eegayo, awooda maamulada, dhaqalaha Iyo Meeqaamka Caasimada Muqdisho

0
234

Muqdisho(INO)-Wasiirka Wasaarada Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen ayaa shaaca qaaday in dib u eegis lagu sameyn doono Dastuurka KMG Soomaaliy ee imika dalka lagu maamulo.

DAAWO-WASIIRKA

Wasiirka oo la hadlayey Tv-ga dawlada ayaa wuxuu tilmaamay in qodobka koowaad ilaa qodobka ugu dambeeya ee Dastuurka la qorsheynayo in dib u eegis lagu sameeyo waxyaabaha shacabka iyo Maamulada ay tabanayaana si gaar ah loo tafeftiri doono.

Wuxuu si gaar ah uga hadlay Arinta la xidhiidha dhaqaalaha Dalka Soomaaliya, Awooda Maamulada iyo Meeqaamka Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

Halkan Ka Daawo.

Idale News Online, Muqdisho, Somalia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here