Buurhakaba(INO)- Wasiiro ka tirsari dowlada Koonfur galbeed ayaa waxa ay gaareen degmada Buurhakaba ee gobolka Bay iyaga 00 halkaas hub ugusoo qayblyay ciidamo ilaa 400 ah 00 ka tirsan booliska gaarka ah ee Koonfur galbeed Soomaaliya.
Wefdiga wasiirada ah ee gaaray magaalada Buurhakaba ayaa waxaa ka mid ah wasiirka hub kadhigista dhaqancelin iyo tababarida maleeshiyooyinka Xasan Maxamed Xuseen (Eelay), waslirka amniga Cabdifitaax Maxamed Ibraahlm (Geesey) waslirka warfaafintaXasan Maxamed Cabdi iyo taliye kuxigeenka ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed MaxamedIsaaq Caracase.
Wasiirada ayaa kula dar daarmay ciidamada booliska gaarka ah ee Koonfur Galbeed ee degrnadaBuurhakaba ee hubka Ioo qaybiyay may kasbadaan shacabka sugaana amniga deegaanada hoos tago degmada Buurhakaba.
Idale News Online, Baydhabo